Almaqaam travel for Hajj and Umrah

Almaqaam travel for Hajj and Umrah Waxaan qabannaa safarrada Hajj iyo Cumrah si fudud, raaxo leh, oo kalsooni ku dhisan fadlan nagala soo xiriir +966 56 472 3606/0615095904

π‰π’π¦πœπ¨ 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧.
25/07/2025

π‰π’π¦πœπ¨ 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧.

20/07/2025

πŸŒ™ CUMRADA 2025 WAA HALKAN – LA SAFAR SHIRKADDA Al-Maqaam! πŸŒ™

Shirkadda al maqaam waxay idiin soo bandhigeysaa safarro Cumro ah oo si heersare ah loo soo agaasimay, si aad si raaxo leh ugudan karto cibaadadaada barakeysan.

πŸ•‹ Taariikhaha Bixitaanka:

πŸ“… August 4
πŸ“… August 28

Barnaamijku waxa uu kooban yahay

βœ… Visa
βœ… Hoy raaxo leh (3–5 xiddig)
βœ… Gaadiid casri ah
βœ… Hagayaal khibrad leh
βœ… Barnaamijyo Diini ah & Dalxiis Islaami ah

πŸ“ž Tel: +966 50 212 8122
0025215095904

πŸŒ™ CUMRADA 2025 WAA HALKAN – LA SAFAR SHIRKADDA al maqaam! πŸŒ™

Nala safar oo cibaadadaada si wanaagsan u gudo.

Al maqaam waxa ay utaagantahay in ay si daacadnimo ah idinkula shaqeyao in sha allah fadlan nagala soo xiriir.
16/07/2025

Al maqaam waxa ay utaagantahay in ay si daacadnimo ah idinkula shaqeyao in sha allah fadlan nagala soo xiriir.

11/07/2025

Almaqaam travel for Hajj and Umrah waxuu idin diyaariyay in uu idin soo saaro viisooyinkii cimrada haddii alle idmo fadlan kala soo xiriir nambarka shaashadda saaran.

Halkaan kabilaaw safarkaaga cimrada haddi alle idmo

✨ Ψ¬Ω…ΨΉΨ© Ω…Ψ¨Ψ§Ψ±ΩƒΨ© ✨Shirkadda Almaqaam travel for Hajj and Umrah waxay idiin rajeyneysaa Jimce barako leh, kheyr iyo farxad k...
11/07/2025

✨ Ψ¬Ω…ΨΉΨ© Ω…Ψ¨Ψ§Ψ±ΩƒΨ© ✨

Shirkadda Almaqaam travel for Hajj and Umrah waxay idiin rajeyneysaa Jimce barako leh, kheyr iyo farxad ku dhammaada.

Ilaahay ha idin furo albaabada safarka wanaagsan, caafimaad qabka iyo barakooyinka nolosha.

𝐍𝐚π₯𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐒𝐫𝐒𝐒𝐫 𝐑𝐚𝐝𝐝𝐒𝐒 𝐚𝐚𝐝 πͺ𝐨𝐫𝐬𝐑𝐞𝐲𝐧𝐞𝐲𝐬𝐨 π”π¦π«πšπ‘, π‡πšπ£π£, 𝐚𝐦𝐚 𝐬𝐚𝐟𝐚𝐫 𝐝𝐚π₯𝐱𝐒𝐒𝐬 𝐚𝐑!

Kusoo dhawaada Shirkadda Cumarada iyo xajaka  ee AL MAQAAM travel  for hajj and umrah taasoo Bulshada lawadagaysa in ay ...
08/07/2025

Kusoo dhawaada Shirkadda Cumarada iyo xajaka ee AL MAQAAM travel for hajj and umrah taasoo Bulshada lawadagaysa in ay u hayso barnaamijyadaan soo socda

βœ… Visa umrah.
βœ… Hoy raaxo leh (3–5 xiddig)
βœ… Gaadiid casri ah
βœ… Hagayaal khibrad leh
βœ… Barnaamijyo Diini ah & Dalxiis Islaami ah

πŸ“ž Tel: 00252615095904
πŸ“© Whatsapp: https://wa.me/966502128122

🚨 Ha moogaan fursaddan barakeysan! Oo la safar al maqaam oo cibaadadaadana si wanaagsan u Soo gudi

Maqaam Travel – Hal-abuurka safarka barakeysan!

Address

Km4 Street
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Almaqaam travel for Hajj and Umrah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category