Abdalla Hassan Ali

Abdalla Hassan Ali Tasniim Travel Express Waxey Uheelantahay Qancinta Iyo Latalinta Musaafirka

Deg Deg: Al-shabaab oo Askar Kenyaan oo ay Saraakiil Ku Jiraan Ku Dilay Duleedka Mandheera (Wardhiigley Online)
03/01/2018

Deg Deg: Al-shabaab oo Askar Kenyaan oo ay Saraakiil Ku Jiraan Ku Dilay Duleedka Mandheera (Wardhiigley Online)

Dagaalyahanada Xarakada Al shabaab ayaa sheegay in ay dileen 5 kamid ahaa ciidamada Kenya iyagoo gubay gaari ay lahaayeen ciidamada police-ka dalkaasi kadib weerar ay ku qaadeen deegaan dhaca xadka soomaaliya iyo Kenya ay wadaagaan gaar ahaan deegaan lagu magcaabo El-Wak Kutulo. “Waxaa la dilay sh...

Al-Shabaab Oo Sheegtay Dilka Aabaha Dhalay Gudoomiyaha Maxakamada Ciidamada Qalabka Sida (Wardhiigley Online)
03/01/2018

Al-Shabaab Oo Sheegtay Dilka Aabaha Dhalay Gudoomiyaha Maxakamada Ciidamada Qalabka Sida (Wardhiigley Online)

Xalay ayay aheyd markii agagaarka hoygiisa oo ku yaalla Xaafada Suuq Boocle ee Degmada Dharkenley lagu toogtay Cali Nuur Shuute oo ah Aabaha Dhalay Gudoomiyaha Maxakamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya,iyaga oo baxsaday dadkii ka dambeeyay dilkaas. Al-Shabaab ayaa sheegtay masuuliyada Dilkaas,...

Daawo : Cabdiraxman Cabdishakur” Aniga Xeer Ilaaliyaha Ayaa Danbi igu Raadinayo” Habar-gidir ha Ogaato!! (Wardhiigley On...
03/01/2018

Daawo : Cabdiraxman Cabdishakur” Aniga Xeer Ilaaliyaha Ayaa Danbi igu Raadinayo” Habar-gidir ha Ogaato!! (Wardhiigley Online)

iyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame ayaa soo saaray maanta warsaxaafadeed uu ku sheegay in aysan jirin dacwad sharci ah oo lagu haysto, waxaana uu ku eedeeyay Xeer Ilaaliyaha Qaranka in uu ku soo oogayo dacwad siyaasadeysan. War Saxaafadeedkan oo ku taariiqeysan 2da bisha Janaayo 2018, ayaa wa...

SAWIRO; Muxuu Taliye Gorod ku soo arkay Xabsiga dhexe ka dib booqasho uu maanta ku tagay? (Wardhiigley Online)
02/01/2018

SAWIRO; Muxuu Taliye Gorod ku soo arkay Xabsiga dhexe ka dib booqasho uu maanta ku tagay? (Wardhiigley Online)

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, General C/weli Jaamac Xuseen (Gorod), ayaa waxa uu maanta kormeer ku tagey Xabsiga Dhexe ee Xamar, iyadoo ay kormeerkan ku wehlinayeen saraakiil ciidan. Taliyaha iyo xubnihii uu horkacayay, ayaa waxaa Xabsiga Dhexe ku soo dhaweeyay masuuliyiin uu ugu sareeyay Taliyaha...

Qarax Xoogan Oo Ciidamada AMISOM Lagula egtay Gobalka Shabelaha Hoose Iyo Khasaaraha Dhabta ah (Wardhiigley Online)
02/01/2018

Qarax Xoogan Oo Ciidamada AMISOM Lagula egtay Gobalka Shabelaha Hoose Iyo Khasaaraha Dhabta ah (Wardhiigley Online)

Cutubyo ka tirsan ciidamada AMISOM ayaa qarax miino lagula egtay inta u dhaxeysa Degmada Baraawe iyo degaanka Buulo marer ee Gobalka shabelaha hoose xili halkaasi ay marayen ciidamada AMISOM halkaasi laga maqlayay rasaas xoogan. Qaar kamid ah dadka degaanka ayaa shegay iney maqlayen dhawaqa qaraxa i...

Shacabka Sanaag oo looga digay ka ganacsiga Diinta iyo Ciqaab adag oo la marsiinayo Cidii lagu arko (Wardhiigley Online)
02/01/2018

Shacabka Sanaag oo looga digay ka ganacsiga Diinta iyo Ciqaab adag oo la marsiinayo Cidii lagu arko (Wardhiigley Online)

Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Axmed Cabdi Falaay ayaa waxa uu ka digay xayawaanka Diinka oo uu sheegay in aad looga ugaarsado gobolka Sanaag gaar ahaan deegaannada hoos yimaada magaalada Ceerigaabo. Badhasaabku wuxuu sheegay in ciddii falkaas ay ku qabtaan ay ka qaadi doonnaan tallaabo sharciga waafaq...

Xubno ka tirsan Aqalka sare oo Qorshe Cajiib ah u tagaya magaalo ka baxsan Muqdisho (Wardhiigley Online)
02/01/2018

Xubno ka tirsan Aqalka sare oo Qorshe Cajiib ah u tagaya magaalo ka baxsan Muqdisho (Wardhiigley Online)

Guddiyadda Joogtada ee Aqalka Sare, ayaa ka shiray Xiritaanka Kalfadhiga Labaad ee Golaha Aqalka iyo Safar Shaqo Xubno ka tirsan Golaha ku aadayaan Maamulka Hirshabeele iyo Qodobo kale. Waxaa kullankooda Shir-guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee JFS, waxaana Habdhowraha Aqalka Sare Sanat...

XOG XASAASI AH: Xiriirka Dowladaha Soomaaliya iyo Imaaradka oo ku dhow inuu Burburo (Wardhiigley Online)
02/01/2018

XOG XASAASI AH: Xiriirka Dowladaha Soomaaliya iyo Imaaradka oo ku dhow inuu Burburo (Wardhiigley Online)

Xiriirka u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Imaaradka Carabta ayaa la sheegay in uu xumaaday kadib markii Imaaraadka uu saameyn Balaaran ku yeeshay Arimaha Soomaaliya sida laga soo xigtay Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo dhinaca Siyaasadda ah. Qaar ka mid ah Warbaahinta Caalamka oo soo xiganaya s...

Madaxweyne Farmaajo oo wada Qorshe hadii uu u hirgalo dhabar jab weyn ku noqon kara Mucaaradka (Wardhiigley Online)
02/01/2018

Madaxweyne Farmaajo oo wada Qorshe hadii uu u hirgalo dhabar jab weyn ku noqon kara Mucaaradka (Wardhiigley Online)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa xiligan la kulmaya Cadaadis siyaasadeed oo uga imaanaya Xildhibaano iyo Siyaasiyiin ka shidaal qaadanaya Dowlado shisheeye. Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa wada mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Soomaaliya, waxa ayna...

Xog Xasaasi ah: Gaari Hoomey oo lagu duqeeyay Sh/hoose & Qorshe Halis oo lagu maleegayay (Wardhiigley Online)
02/01/2018

Xog Xasaasi ah: Gaari Hoomey oo lagu duqeeyay Sh/hoose & Qorshe Halis oo lagu maleegayay (Wardhiigley Online)

Warar dheeraad ah ayaa waxay ka soo baxayaan duqeyn diyaaradeed oo duhurnimadii maanta ka dhacay duleedka degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Duqeynta ayaa la sheegay in lagu dhuftay gaari nuuca Soomaalida u taqaano Hoomeyda oo marayay duleedka degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeellaha H...

Xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray Jowhar (Wardhiigley Online)
02/01/2018

Xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray Jowhar (Wardhiigley Online)

Wafdi ka socda Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa gaaray Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeelaha dhexe ahna Caasimada Maamulka Hirshabeele. Maxamad Daahir Xubin ka Mid ah gudiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in safarkooda uu ya...

Deg Deg: Galmudug oo 24-saac u qabatay sharikadaha Diyaaradaha Qaadka (Wardhiigley Online)
02/01/2018

Deg Deg: Galmudug oo 24-saac u qabatay sharikadaha Diyaaradaha Qaadka (Wardhiigley Online)

Wasiirka Maaliyadda Maamulka Galmudug Siciid Siyaad shirwac oo maanta shir jiraa’id ku qabtay magaalada Cadadao ayaa sheegay in laga billaabo 10ka Bishan ay degaannada Galmudug ka billaabaneyso diiwaan gelinta Gaadiidka noocyadiisa kala duwan islamarkaan aay amar ku bixinayaan. Wasiirka maaliyadda...

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdalla Hassan Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdalla Hassan Ali:

Share

Category