Tawane Travel & Tourism Agency - 3T

Tawane Travel & Tourism Agency - 3T Diyaarad ku qancisa, Duulimaad raaxa leh, Dalabkaaga oo kuu hirgala, U doono Tawane Travel & Tourism

Online chating is now ready at tawanetravel.net "24/7". Our team are there to guide best option for you!----------------...
20/10/2017

Online chating is now ready at tawanetravel.net "24/7". Our team are there to guide best option for you!

---------------------------------
tawanetravel.net waxa uu kuu hirgeliyey caawimaadda furan, waxaan kugu hagi doonnaa waxa aad rabto, adigoo nagu waydiinaaya dalabkaaga qeybta hoose ee furan!

TawaneTravel.net provides the latest deals for Hotels, flights and travel packagess. Find exclusive travel package deals to all your favourite destinations, saving $$$ in the process. If you need more information, Give us a call and our staff will happily provide you with necassary information, to h...

19/09/2017

The World Airport Awards will be held on Wednesday 21st March 2018 Stockholm, Sweden.

Mohamed Abdullahi Salah
31/08/2017

Mohamed Abdullahi Salah

31/08/2017
28/08/2017

Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad:

“Waxaa rajeynaynaa in hawada Soomaaliya marka ugu horreysay laga maamulidoono magaalada Muqdisho, Duulista hawada marka horeba iyadoo aan aad u dhisneyn ayaa hadana dowladdii bur burtay, marka hadda waxaan u baahannahay, in aanu helno shaqaale tababar fiican leh, markii ay soo laabtaana ay ka qeybqaataan maamulka hawada Soomaaliya, sida aan qorsheynayno dhamaadka bisha October ayaa rajaynaynaa in ay bilaabato arrintaasi, balse way dhici kartaa dib u dhac oo maalmo ah, maadaama qalab badan la rakibayo”.

Xigasho: goobjoog.com

23/07/2017

"Waxaa la dhameeyay wajigii koowaad ee rakibaada qalabkii lagu maamuli lahaa hawada Soomaaliya, kaas oo muddooyinkii lasoo dhaafay SCAMA ay dadaal dheer u gashay sidii loo suurtagelin lahaa.

Dhowaan waxaa billaaban doono wajiga labaad oo qaadan doono wax ka yar hal isbuuc, si loo dhameystiro guud ahaan qalabkii hawada Soomaaliya lagu maamulayo.

Wax ka yar hal bil ayay qaadan doontaa in shaqaallihii muddada dheer ku shaqeynayay Magaalada Nairobi ay Muqdisho ku shaqeeyaan".

30/05/2017

Ha'yadda Duulista iyo saadaasha hawada ayaa faah faahin dheeraad ah waxay ka bixisey diyaarad yar oo maanta kusoo dhacday garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee ma

26/05/2017
NAFTAADA KAQAAD NAFTAADA U QAAD
19/01/2017

NAFTAADA KAQAAD NAFTAADA U QAAD

Address

Muqdishow

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tawane Travel & Tourism Agency - 3T posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tawane Travel & Tourism Agency - 3T:

Share