DIINI Travel LTD

DIINI Travel LTD Diini Travel Ltd is a Privately Owned Company, Founded in 10 Jan 2018
Company wants to make travel ea

Maamulka iyo Shaqaalaha shirkada DIINI TRAVEL &  CAGRO AGENCY LTD  Waxey halkan uga hambalyaynayaan munaasibadda Ciida d...
15/06/2024

Maamulka iyo Shaqaalaha shirkada DIINI TRAVEL & CAGRO AGENCY LTD Waxey halkan uga hambalyaynayaan munaasibadda Ciida dhammaan muslimiinta gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed waxan idin leenahay anagoo isku duuban EID MUBAARAK
Waxaan Eebbe ka rajaynaynaa in uu ciidan ciideeeda kale inagu gaadhsiiyo Khayr, Nabad iyo Barwaaqo.


#عيدسعيد
#عيدمبارك

City of african cities   Mogadishu may allah Make it safe for ever
14/06/2024

City of african cities Mogadishu may allah Make it safe for ever

Explore the rich history and vibrant markets of Mogadishu.
With four weekly direct flights, enjoy superior comfort and gourmet meals.
Book your flight today: https://bit.ly/3KERALn

Thank you for your continuous support We are happy with your cooperationThanks  Travelport Uganda
29/05/2024

Thank you for your continuous support

We are happy with your cooperation

Thanks
Travelport Uganda

Maamulka iyo halwadeennada Shirkada DIINI TRAVEL AND CARGO AGENCY waxa ay ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynenaa   Muna...
09/04/2024

Maamulka iyo halwadeennada Shirkada DIINI TRAVEL AND CARGO AGENCY waxa ay ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynenaa Munaasabada ciidul fidriga . Waxaan Allah ka rajeyneynaa aqbal suuban acmaashaan soo sameyneynay bisha barakaysan. Ku ciida farxad iyo cafimaad meel walba oo aad joogtaan!

Maamulka iyo halwadeennada Shirkada DIINI TRAVEL AND CARGO AGENCY waxa ay ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynayaan bilas...
10/03/2024

Maamulka iyo halwadeennada Shirkada DIINI TRAVEL AND CARGO AGENCY waxa ay ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynayaan bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.
Eebbe ha i naga wada aqbalo cibaadada iyo acmaasha suubban ee soonqaad. Ramadaan Mubaarak.

Macaamiil DIINI TRAVEL kahel Dalku galka Uganda 🇺🇬🇺🇬🇺🇬 Muddo Kooban iyo Qiima jaban.Diini Uganda
22/07/2023

Macaamiil DIINI TRAVEL kahel Dalku galka Uganda 🇺🇬🇺🇬🇺🇬 Muddo Kooban iyo Qiima jaban.

Diini Uganda

ku dalxiis dalka iyo dibada oo nago jaro ticket qiimo jaban nagala soo xiriir kampala               +256 707 457 151+256...
07/06/2023

ku dalxiis dalka iyo dibada oo nago jaro ticket qiimo jaban
nagala soo xiriir
kampala
+256 707 457 151
+256 708 705 811
Mogadisho
+252 61 5050591
61 3333436







kaliya 5 maalin ku hel visaha kenya nagala soo xiriir kampala               +256 707 457 151+256 708 705 811Mogadisho+25...
04/06/2023

kaliya 5 maalin ku hel visaha kenya
nagala soo xiriir
kampala
+256 707 457 151
+256 708 705 811
Mogadisho
+252 61 5050591
61 3333436








macamiil waxan idiin haynaa visaha wadanka kenya adigoo ku helaya kaliya muddo 3-5maalin gudeheed
03/06/2023

macamiil waxan idiin haynaa visaha wadanka kenya
adigoo ku helaya kaliya muddo 3-5maalin gudeheed








international flights.
03/06/2023

international flights.







hada naga jaro ticket oo ku raaxayso safarkaaga.
01/06/2023

hada naga jaro ticket oo ku raaxayso safarkaaga.







jimco wanaagsan
26/05/2023

jimco wanaagsan

Address

Kisenyi Road, Kisenyi Business Center, Room 45
Kampala

Opening Hours

Monday 08:35 - 19:00
Tuesday 08:35 - 19:00
Wednesday 08:35 - 19:00
Thursday 08:35 - 19:00
Friday 08:35 - 19:00
Saturday 08:35 - 19:00
Sunday 10:00 - 17:00

Telephone

+256707457151

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DIINI Travel LTD posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to DIINI Travel LTD:

Share

Category