12/07/2024
Maanta waxaa duulimaadkuu ugu horeeyay magaalada Muqdishu kusoo gaaray diyaarada caalamiga ah ee EGYPTAIR, taasoo maanta kadib sameyneysay duulamad toos ah Mogadishu iyo Jabuuti insha allah.
Visa-ha dalka Masar(Egypt) iyo tikdhaba waxa diyaar kuula ah Amiin Travel Solutions.
Nagala soo xiriir 0700 874064