Saj Travel & Tourism

Directions

Saj Travel & Tourism Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Saj Travel & Tourism, Travel Agency, BBS Mall General Waruinge Street in Eastleigh, Nairobi.

Saj Travel & Tourism wa shirkad ku Takhasustay Arrimaha socdaalka Xajka iyo Cumrada Waxan Diyaar idinku la Nahay Adeeg Hufan iyo Tikidyo Qiimo Jaban Dalka Gudihisa iyo Dibadisaba
waxa kale oo inoo dheer Sosarista Fisoyinka dal ku galka

NOOGU KAALEY SAJ TRAVEL & TOURISMHALKAAN WAXAAN KUUGU HAYNAA DHAMAAN ADEEGYADA SAFARKAAGA
06/08/2026

NOOGU KAALEY SAJ TRAVEL & TOURISM
HALKAAN WAXAAN KUUGU HAYNAA
DHAMAAN ADEEGYADA SAFARKAAGA

Welcome to Saj Travel & Tourism hadii Aad Qorsheyneyso Safaro Dalka Gudihiisa iyo Dibadaba Waxaa diyaar kuula Ah SAJ TRA...
16/07/2026

Welcome to Saj Travel & Tourism hadii Aad Qorsheyneyso Safaro Dalka Gudihiisa iyo Dibadaba Waxaa diyaar kuula Ah SAJ TRAVEL & TOURISM waliba Tigidho Jaban
Sidoo kle waxaad Heleysaa Diyaarad 🛫Alaale midaa doonto
dar soo adeegyada ugu muhiimsan:

* ✈️ Flight Tickets
* 🛂 Visa Processing
* 📄 Visa Extension
* 💼 Work Permit
* 🆔 Residence Permit
* 🧳 Travel Consultation
* 🌍 Tourist Visa
* 🎓 Student Visa
* 📦 Cargo Services
* 🕋 Hajj & Umrah

📍Goobaha Aad Naga heli kartaan

📍 Nairobi📍Bosaso 📍Garowe 📍Galkacyo

🕋 XIRMADA CUMRADA OO HADA FURANGROUP 01📅 08 August 2026GROUP 02📅 12 September 2026Adeegyada Cumrada✈️ Tickets📑 Visa🏨 Hot...
14/07/2026

🕋 XIRMADA CUMRADA OO HADA FURAN

GROUP 01

📅 08 August 2026

GROUP 02

📅 12 September 2026

Adeegyada Cumrada

✈️ Tickets
📑 Visa
🏨 Hotel
🚌 Transport & Siyaarooyin
👳 Sheekh Hagaya Team-ka

Mudada Safarka

🗓️ 14 Days

Goob kasta oo Aad Joogto Waan Kugu Adeegaynaa

📍 Bosaso • Garowe • Galkacyo • Qardho • Laascaanood • Baran • Burtinle

Diiwaangelintu Way Socotaa

⚠️ Boosasku Waa Xaddidan Yihiin – Isdiiwaangeli Maanta!

Kala Xiriir

📞 Bosaso: 0907055550 / 907980089
📞 Garowe: 0906793061 / 907222227

🕋 XIRMADA CUMRADA OO HADA FURANHordhacaSAJ Travel & Tourism waxay si rasmi ah ugu bishaaraynaysaa dhammaan bulshada Soom...
13/07/2026

🕋 XIRMADA CUMRADA OO HADA FURAN

Hordhaca

SAJ Travel & Tourism waxay si rasmi ah ugu bishaaraynaysaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed in la bilaabay Qorshaha Cumrada (Umrah Group Package). Waxaan kuu diyaarinay adeeg dhammaystiran oo tayo sare leh, laga bilaabo safarka ilaa gudashada Cumrada.

Package-ku Wuxuu Ka Kooban Yahay

✈️ Tickets
📑 Visa
🏨Hotel
🚌 Gaadiidka (Baska) iyo dhammaan Siyaaraadka
👳 Sheekh khibrad leh oo hagi doona kooxda inta ay Cumrada ku guda jiraan

=Diiwaangelinta

📢 Diiwaangelintu Way Socotaa
⚠️ Boosasku waa xaddidan yihiin – Isdiiwaangeli maanta ka hor inta aysan kaa buuxsamin.

Meelaha Adeegyadeenna Aad Ka Heli Kartaan

📍 Bosaso
📍 Garowe
📍 Galkacyo
📍 Qardho
📍 Laascaanood
📍 Baran

Kala Xiriir

📞 Xafiiska Bosaso: 0907055550 / 907980089
📞 Xafiiska Garowe: 0906793061/ 907222227

*Kenya 🇰🇪 visa Available*Single entry visaMultiple entry visa 1year Travel Documents International passport *N.B No canc...
29/05/2026

*Kenya 🇰🇪 visa Available*

Single entry visa
Multiple entry visa 1year

Travel Documents
International passport

*N.B No cancellation.*

Time ⏲️ 24-72 Hours

28/05/2026

✨🌙 Eid Mubarak from SAJ TRAVEL & TOURISM! 🌙✨

Ku soo dhowaada farxadda iyo maalmaha Barakeysan Ee Ciidda.
Maamulka iyo shaqaalaha SAJ TRAVEL & TOURISM waxay dhammaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeynayaan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa. 🌸🤍

Ciiddan ciiddeeda Allah ha inaga yeelo kuwii nabad, caafimaad, barwaaqo iyo farxad ku wada Gaara. 🤲✨

✈️ SAJ TRAVEL & TOURISM mar walba waxay idiin la diyaar tahay adeegyo tayo sare leh oo ay kamid yihiin:

🌍 Tikidhada Duulimaadyada Caalamiga ah iyo Dalka
🛂 Adeegyada Visa-yada
🕋 Xaj & Cumro Packages
🏨 Hotel Booking
🚖 Airport Pick & Drop
📑 Travel Consultation & Assistance

💼 Safarkaaga waxaan kaaga dhigeynaa mid sahlan, ammaan ah, oo lagu kalsoonaan karo.

📍 BBS Mall, Eastleigh – Nairobi
📞 +254799996745
📞 +254797777605
📧 [email protected]

✨SAJ TRAVEL & TOURISM — Your Trusted Travel Partner ✨

🌙 Ciid Wanaagsan & Safar Farxad Leh ✈️

22/05/2026

09/05/2026

Dufcadii Labaad oo Xujey ah ayaa maantay ka Amba-baxay Magalada Bosaso

Saj travel & tourism Oo Maantay Anbabixisey Dufcadii Koowaad oo Xujey oo ka baxay magala Bosaso
09/05/2026

Saj travel & tourism Oo Maantay Anbabixisey Dufcadii Koowaad oo Xujey oo ka baxay magala Bosaso

08/05/2026

Address

BBS Mall General Waruinge Street In Eastleigh
Nairobi
00100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saj Travel & Tourism posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category