28/11/2025
Wiilkii isagoo maxbuus ah
Aabihiis ka duceystay.
Waxaa idiin tarjumay
Abdullahi fandhaal
Fandhaal Travel Agency
Wiil ayaa lagu eedeeyay in
Uu bank ka xaday lacag fara badan.
Aabihiis oo beeraleey ahaa
Ayaa warqad usoo qoray
Wiilkii.
Waraaqaha maxaabiiska
Waxaa aqriya marka h**e
Sarkaal xabsiga ka shaqeeyo.
Warqaddii waxaa ku qornaa
Wiilkeygiyoow duq ayaan
Ahay beertiina in la falo ayay rabtaa adigana waa xiran tahay maxaa talo ah.
Wiilkii ayaa ka jawaabay
Aabbo beerta ha taaban
Lacagtii aan xaday ayaa ku duugan ilaa xabsi aan kasoo baxo ha taaban.
Sarkaalkii waraaqaha aqriyay
Waxuu diray 100 ciidan
Waxuu yiri beerta duqaas gees ilaa gees hala faago ee lacagta halaga soo saaro
Waa la faagay beertii oo dhan waxna waa laga waayay.
Markii uu ogaaday wiilkii
Ayuu aabihiis u qoray warqad
AABBO HADDA ABUURO BEERTA ANAA CIIDAN BEERTA KUU FALO KUU SOO DIRAYE.
Aabihii waxuu u duceeyay
Wiilkiisii xabsiga ku jiray
Ee beerta caqli ugu falay.
ENGLISH
The man was sentenced 5 years in prison for stealing millions of dollars 💸.
One year into his sentence he received a letter from his father.
Dear son you have left me in old age and sickness. The planting season has arrived and l have no one to help me plow the field and plant maize. I wish you were here helping me. God willing we shall meet again 🙏.
The son.. replied!!..
Dea Daddy please don't dig in the field for now . That's where l buried all the money 💰 l stole' wait until lm free.
As all prisoners letters ✉️ are read buy prison officer , the next morning 🌄 over 100 prison officers showed up at the father's farm and dug every inch of if....but they found nothing .
The son later write ✍️ back.
Dear Daddy 👨 ' l hope you enjoyed the help l sent you. You can now plant your maize 🌽 😉