01/11/2026
📢 OGEYSIIS MUHIIM AH!
Waxaan si farxad leh idiinku wargelineynaa in PAPA STORE uu dib u furmi doono sida ugu dhaqsiyaha badan, xarun cusubna uu ka hawlgeli doono.
Waxaan uga mahadcelineynaa dhammaan macaamiisheenna qiimaha badan dulqaadka, kalsoonida iyo garab istaagga ay noo muujiyeen muddadii aan xirneyn. ❤️
Insha Allah, dhawaan waxaan idiin soo gudbin doonnaa faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan goobta cusub iyo maalinta dib-u-furitaanka.
PAPA STORE – Adeeg tayo leh, kalsooni iyo macaamiil mudan qiimeyn gaar ah! ❤️