Faniin Tourism Agency

Faniin Tourism Agency Ku soo dhawaaw shirkada bixisa adeeg dalxiis dalka gudihiisa ah ee Faniin Tourism Agency.

Ku dalxiis dalkaaga hooyo weliba dalxiis amaan ah oo raaxana leh keliya adigoo bixinaayo lacag $7. Booskaaga hadda qabso...
10/08/2026

Ku dalxiis dalkaaga hooyo weliba dalxiis amaan ah oo raaxana leh keliya adigoo bixinaayo lacag $7.
Booskaaga hadda qabso, hana seegin dalxiiskan.

Faniin Tourism Agency ✈️🚌🌍 Dalxiis Gudaha Soomaaliya🚌 Safar raaxo leh • Ammaan • Kalsooni📍 Muqdisho & Gobollada Soomaali...
09/08/2026

Faniin Tourism Agency ✈️🚌

🌍 Dalxiis Gudaha Soomaaliya
🚌 Safar raaxo leh • Ammaan • Kalsooni
📍 Muqdisho & Gobollada Soomaaliya
📞 0615639541

“Safarkaaga annaga nagu aamin.”

✨ Ha moogaan safarka toddobaadkan!Nala soo qaado safarka Nimow & Cara Gaduud oo ku baxaya Khamiista & Jimcaha. Fursad qi...
02/08/2026

✨ Ha moogaan safarka toddobaadkan!
Nala soo qaado safarka Nimow & Cara Gaduud oo ku baxaya Khamiista & Jimcaha.
Fursad qiimo jaban, adeeg dhammaystiran, iyo waayo-aragnimo aan la ilaawi karin.
Booskaaga maanta qabso! 📞 +252 615639541.

26/07/2026

Ku soo dhawoow Faniin Tourism! 🌿🏝️
Soo ogow quruxda dabiiciga ah ee Soomaaliya. Waxaan kuu diyaarinay safarro ammaan ah, madadaalo leh, iyo xusuus aan la ilaawi karin. Nala safar maanta, kuna raaxayso meelaha ugu quruxda badan dalka.

📍 Faniin Tourism – Dalxiiska Gudaha Soomaaliya.

Call now to connect with business.

Address

Hodan/KM4
Mogadishu
00000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faniin Tourism Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category