Dalmar Plus

Dalmar Plus We serves business and leisure clientele who require professional, friendly, and efficient tailor made outbound and inbound tourism needs.

Aynu dalxiisnee dalka kaaley soo baro

Cassa Nimoow, An Experience Worth Remembering.Beach, horse riding, fun, and unforgettable memories. Those who joined us ...
14/08/2026

Cassa Nimoow, An Experience Worth Remembering.

Beach, horse riding, fun, and unforgettable memories.

Those who joined us experienced it… next time, don’t miss out.

12/08/2026

The Ride. The Beach. The Experience.

Last Horse Riding Tour Cassa Nimoow Was Hit.

Next ride? Don’t just watch it. Be there.

VIP Casa Nimow TourMacamiil waxaan kuu diyaarinay xirmo safar dalxiis oo ah Cassa Nimoow, Khamiis 06 Agoosto  2026. Waan...
27/07/2026

VIP Casa Nimow Tour

Macamiil waxaan kuu diyaarinay xirmo safar dalxiis oo ah Cassa Nimoow, Khamiis 06 Agoosto 2026. Waana 8 saacadood oo dalxiis ah 02:00 PM ( Duhurnimo ) ilaa 09:00 PM ( Habeenimo ) oo jawi dagan ah.

Waxaadna heleysaa :

- Transportations
- Casriyo dhamaystiran
- Farda Fuul Xeebta ah
- Daawasho Filin &
- Madadaalo Kale

Si aad u iibsato fadlan inoo soo dir magacaaga oo saddexan.

Qiimaha xirmada waa $24

22/07/2026

📍Halka dabiicaddu kuugu soo dhoweynayso gacmo furan.

Beeraha cagaaran, webiga, iyo deegaannada quruxda badan waxay ku tusayaan Soomaaliya oo dhinac kale ah.

📩 Isdiiwaangeli dalxiisyada soo socda.

19/07/2026

Marka, magaalo taariikhi, dhaqan iyo bad isku darsatay.

Goob kasta oo aad tallaabo dhigto waxay xambaarsan tahay sheeko. Xeebteeda iyo dhaxalkeeduna waxay kugu reebayaan xusuus aan si fudud loo illaawi karin.

Goorma ayaad qorsheynaysaa inaad booqato Marka?

📩 Nala soco si aadan u seegin safarka xiga.

🇸🇴 Dalxiiska Taariikhiga ah ee MARKA  📅 15–17 July 2026 (3 Maalmood & 2 Habeen)✅ Gaadiid (Sii socod & Soo socod)  ✅ Hoy ...
08/07/2026

🇸🇴 Dalxiiska Taariikhiga ah ee MARKA
📅 15–17 July 2026 (3 Maalmood & 2 Habeen)

✅ Gaadiid (Sii socod & Soo socod)
✅ Hoy 2 habeen
✅ 3 waqti oo cunto ah sadaxda maalin
✅ Booqasho: Gandarshe, Jilib Marka & Marka
✅ Dalxiis Shalambood & xeebaha Marka
✅ Sawirro iyo muuqaallo xirfad leh

💵 Qiimaha: $118

📲 Si aad boos u qabsato, noo soo dir magacaaga saddexan iyo lambarkaaga telefoonka.

WhatsApp: +252 617 521757

30/06/2026

Proudly Somali. Proudly Free. Proudly Welcoming the World. 🇸🇴





22/06/2026

Cagaar, hawo nadiif ah, iyo wabiga jinkiisa…

oo barwaaqo ah ku soo qaado waqtigaaga.

📍 Balcad | 📅 26 June 🇸🇴
📩 Booskaaga xaqiiji maanta.

Balcad xilligeeda ugu quruxda badan 🌿Cagaar, hawo nadiif ah, iyo wabiga oo si deggan u qulqulaya… waa waqtiga ugu fiican...
19/06/2026

Balcad xilligeeda ugu quruxda badan 🌿

Cagaar, hawo nadiif ah, iyo wabiga oo si deggan u qulqulaya… waa waqtiga ugu fiican ee la dareemi karo quruxda dhul beereedka.

Nagu soo biir Dalxiiska Balcad, 26 June 🇸🇴

DALXIISKA BALCAD & MAALMAHA XORIYADA 26 JUUN 2026Macmiil, waxaan kuu diyaarinay xirmo dalxiis oo heersare ah laguna taga...
18/06/2026

DALXIISKA BALCAD & MAALMAHA XORIYADA 26 JUUN 2026

Macmiil, waxaan kuu diyaarinay xirmo dalxiis oo heersare ah laguna tagayo degmada Balcad, Jimcaha Juun 26, 2026, si aad waqtigaaga ugu soo qaadato jawi xusuus iyo damaashaad leh.

Waa dalxiis maalin dhamaystiran ah oo si heer sare ah loo soo agaasimay.

Waxaadna heleysaa:

1- Transportation
2- Booqasho goobo muhiim ah
3- Qado dhaqameed heer sare ah
4- Qaaci
5- Casariye

Si aad u iibsato xirmadan, fadlan noo soo dir magacaaga oo saddexan iyo numberkaaga.

Qiimaha tikitka waa $25 kaliya.

Address

Opss Harka & Samaha, Near Sobe Road
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252617521757

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalmar Plus posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dalmar Plus:

Shortcuts

Share

Category