Qaran Travel

Qaran Travel Qaran Travel: Making Somali Travel Dreams Come True, Your Way!

08/06/2026

3933 likes, 31 comments. β€œMuhiimadu waa in dadka somaaliyeed oo raba xajka ama cimrada wax fiican oo jaban inee helaan”

πŸ•‹ CUMRO 2026 - 2027: DIIWAN GALINTEEDA WAY BILAABATAY!Ma doonaysaa in aad gudaato Cumrada xilligan cusub? Qaran Travel w...
07/06/2026

πŸ•‹ CUMRO 2026 - 2027: DIIWAN GALINTEEDA WAY BILAABATAY!

Ma doonaysaa in aad gudaato Cumrada xilligan cusub? Qaran Travel waxay kuu diyaarisay xirmooyin dhameystiran oo lagugu adeegayo si heer sare ah. Safarkii 1aad diiwangalintiisa waa la bilaabay, ha moogaan ee booskaaga hadda sii qabsato!

Waxaan diyaar u nahay inaan kaa haqabtirno dhammaan baahiyahaaga safar adigoo helaya adeegyo degdeg ah lana jaanqaadaayo baahiyahaaga. βœˆοΈπŸ’Ό

πŸ”΄ HA MOOGAAN, HADDA SII QABSO BOOSKAAGA! (DON'T MISS OUT, BOOK NOW!)

πŸ“ž NALA SOO XIRIIR:

πŸ“ Mogadishu: +252 614 908 366 | +966 503 689 817
πŸ“ Baidoa: +252 611 222 331
πŸ“ Nairobi: +254 722 101 084

Waxaan diyaar u nahay inaan kaa haqabtirno dhammaan baahiyahaaga safar adigoo helaya adeegyo degdeg ah lana jaanqaadaayo...
02/05/2026

Waxaan diyaar u nahay inaan kaa haqabtirno dhammaan baahiyahaaga safar adigoo helaya adeegyo degdeg ah lana jaanqaadaayo baahiyahaaga. βœˆοΈπŸ’Ό

Nala soo xiriir:

πŸ“ Mogadishu
πŸ“ž +252 614 908 366 | +966 503 689 817

πŸ“ Baidoa
πŸ“ž +252 611 222 331

πŸ“ Nairobi
πŸ“ž +254 722 101 084

Hambalyo Maalinta Hawlwadeennada Adduunka Maanta oo kale, waxaa mudan mahadcelin qof kasta oo mas’uuliyad qaaday, isla m...
01/05/2026

Hambalyo Maalinta Hawlwadeennada Adduunka

Maanta oo kale, waxaa mudan mahadcelin qof kasta oo mas’uuliyad qaaday, isla markaana si daacadnimo iyo dadaal leh uga soo baxay waajibaadkiisa.

Shaqadiinu waa qiimo, waana tiirka horumarka bulshada.

Marka qalbigu culays dareemo, xalka waa xuska Alle.Ilaahay ha naga yeelo kuwa qalbiyadoodu ku xasillaan xuskiisa, mar wa...
01/05/2026

Marka qalbigu culays dareemo, xalka waa xuska Alle.

Ilaahay ha naga yeelo kuwa qalbiyadoodu ku xasillaan xuskiisa, mar walbana u noqda una laabta xaggiisa.

Safar kasta wuxuu leeyahay ujeedo… ✈️Annaguna waxaan kuu fududeyneynaa inaad si kalsooni leh u gaarto halka aad hiigsane...
29/04/2026

Safar kasta wuxuu leeyahay ujeedo… ✈️
Annaguna waxaan kuu fududeyneynaa inaad si kalsooni leh u gaarto halka aad hiigsaneyso.

Sanadkan maxaa kuu qorsheysan?

Nala soo xiriir maanta:
πŸ“ Mogadishu
πŸ“ž +252 614 908 366 | +966 503 689 817

πŸ“ Baidoa
πŸ“ž +252 611 222 331

πŸ“ Nairobi
πŸ“ž +254 722 101 084

Ma qorsheyneysaa in aad u safarto magaalada Nairobi?Waxaan diyaar u nahay in aan safarkaaga ka dhigno mid raaxo leh oo a...
24/04/2026

Ma qorsheyneysaa in aad u safarto magaalada Nairobi?

Waxaan diyaar u nahay in aan safarkaaga ka dhigno mid raaxo leh oo aan caajis lahayn! Hadda dalbo tigidhkaaga dalka Kenya adigoo helaya adeeg hufan iyo qiimo macquul ah.

Nala soo xiriir maanta:

πŸ“ Mogadishu

πŸ“ž +252 614 908 366 | +966 503 689 817

πŸ“ Baidoa

πŸ“ž +252 611 222 331

πŸ“ Nairobi

πŸ“ž +254 722 101 084

Quluubtu waxay ku xasishaa xuska AlleIlaahay ha inaga yeelo kuwa qalbiyadoodu ku xasillaan xuskiisa, hana naga aqbalo du...
17/04/2026

Quluubtu waxay ku xasishaa xuska Alle

Ilaahay ha inaga yeelo kuwa qalbiyadoodu ku xasillaan xuskiisa, hana naga aqbalo ducada iyo camalka wanaagsan.

Haddii aad safar u tahay dalka Tanzania πŸ‡ΉπŸ‡Ώ, waxaan kuu fududeyneynaa helitaanka visaha dalkaas si degdeg ah oo fudud. ✈️...
12/04/2026

Haddii aad safar u tahay dalka Tanzania πŸ‡ΉπŸ‡Ώ, waxaan kuu fududeyneynaa helitaanka visaha dalkaas si degdeg ah oo fudud. ✈️

Adigoon la kulmin habraacyo adag ama waqti lumis,

Nagu soo booqo xarumaheenna
Ama nala soo xiriir si aan kuugu adeegno
πŸ“ Mogadishu
πŸ“± +252 614 908 366 | +966 503 689 817
πŸ“ Baidoa
πŸ“± +252 611 222 331
πŸ“ Nairobi
πŸ“± +254 722 101 084

Safar kastoo gudaha dalka aad ugu baahan tahay, waan kuu fududeyneynaa. ✈️Qaran Travel waxay kuu sahlaysaa helitaanka du...
09/04/2026

Safar kastoo gudaha dalka aad ugu baahan tahay, waan kuu fududeyneynaa. ✈️

Qaran Travel waxay kuu sahlaysaa helitaanka duulimaadyada gudaha dalka si degdeg ah, ammaan ah, oo la isku halleyn karo.

Nagu soo booqo xarumaheenna
Ama nala soo xiriir si aan kuugu adeegno
πŸ“ Mogadishu
πŸ“± +252 614 908 366 | +966 503 689 817
πŸ“ Baidoa
πŸ“± +252 611 222 331
πŸ“ Nairobi
πŸ“± +254 722 101 084

Address

KM4, Giyaajo Business Center
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qaran Travel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qaran Travel:

Shortcuts

Share

Category