Al Ikhlas Umrah Service الاخلاص للعمرة

Al Ikhlas Umrah Service الاخلاص للعمرة Soo Cumreyso Culey La'aan

Fursadii aad cumrada ku tagi leheed waa tanaa. Hadaba ka faaiideyso fursadaan oo soo cumrayso culeys la'aan adiigoo iska...
08/11/2025

Fursadii aad cumrada ku tagi leheed waa tanaa. Hadaba ka faaiideyso fursadaan oo soo cumrayso culeys la'aan adiigoo iska yaryareynaayo lacagta.
𝗔𝗱𝗲𝗲𝗴𝗮𝗮𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗸𝗮𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮𝘆 𝗧𝗮𝗮𝗻𝗼 𝘁𝗿𝗮𝘃𝗲𝗹 𝗶𝘆𝗼 Sombank
Wixi faahfaahin intaas dheer nagala soo xiriir
061 556 9500 ama 061 432 2560 ama 061 060 1080.

28/01/2025

Maku hamineysaa inaad soo cumreysato mana ka walwaleysaa qarashaadka kugu baxaayo?
Taano Travel Agency oo kaashaneysa SomBank waxa ay kuu keentay adeega Al-Ikhlaas oo kuu sahlaya in aad soo gudato Cumro culeys la’aan adigoo si tartiib ah lacagta u bixinaya?

Ka faaiideyso fursadaan oo soo cumrayso bishaan ramadaan

Wixii faahfaahin intaas dheer nagala soo xiriir:
📞 061 556 9500
📞 061 493 3333
📞 061 060 1080

Fursadii aad cumrada ku tagi leheed waa tanaa. Hadaba waxaa socda diiwaangelinta cumrada Ramadaanka, ka faaiideyso fursa...
30/11/2024

Fursadii aad cumrada ku tagi leheed waa tanaa. Hadaba waxaa socda diiwaangelinta cumrada Ramadaanka, ka faaiideyso fursadaan oo soo cumrayso culeys la'aan adiigoo iska yaryareynaayo lacagta.

𝗔𝗱𝗲𝗲𝗴𝗮𝗮𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗸𝗮𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮𝘆 𝗧𝗮𝗮𝗻𝗼 𝘁𝗿𝗮𝘃𝗲𝗹 𝗶𝘆𝗼 SomBank

Wixi faahfaahin intaas dheer nagala soo xiriir
061 556 9500 ama 061 432 2560 ama 061 060 1080.

14/10/2024

Dhawaan macaamiisheena waxaa la wadaagi doonaa war farxad galiya.

Halkaan oga wac saaxiibkaa si uu u ogaado warkaan farxadda leh.

Maku hamineysaa inaad soo cumreysato mana ka walwaleysaa qarashaadka kugu baxaayo?Xalkaagu waa adeegga cumrada ee alikhl...
07/10/2024

Maku hamineysaa inaad soo cumreysato mana ka walwaleysaa qarashaadka kugu baxaayo?

Xalkaagu waa adeegga cumrada ee alikhlaas. Soo cumreyso culeys la'aan qarashaadkana iska yaryaree.

Soo booqo xarumaha SomBank ama Shirkadaha Nugaal iyo Taano Travel agencies oo hel adeeg cumro oo dhameystiran.
+252 907 790 431
+252 61 0601080
‎+25261 4933333




Macmiil, waxaan kuu diyaarinay Adeegga Alikhlaas Cumra oo ay iska kaashanayaan SomBank iyo Shirkadaha Tano Travel Agency...
04/10/2024

Macmiil, waxaan kuu diyaarinay Adeegga Alikhlaas Cumra oo ay iska kaashanayaan SomBank iyo Shirkadaha Tano Travel Agency iyo Nugaal Travel Agency kaas oo uu kuu sahlaayo inaad soo cumraysato culeys la'aan.

Soo booqo xarumaha SomBank ama Shirkadaha Nugaal iyo Taano Travel agencies oo hel adeeg cumro oo dhameystiran




12/08/2024

MADOONAYSAA INAD SOO CUMRAYSATID OO MA AWOODI LA'ADAHAY CULAYS DHAQAALE DARTIID

Haddaba Waxaad Ka Faaidaysankartaan Adeega Cumrada ee Ikhlaas oo ay iska kaashanayaan shirkada Ikhlas Umrah Service الاخلاص للعمرة iyo SOM BANK.

𝐀𝐝𝐞𝐞𝐠𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐮 𝐊𝐮𝐮 𝐬𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚 𝐆𝐚𝐥𝐢𝐧𝐚𝐚𝐲𝐨 𝐢𝐧𝐚𝐚𝐝 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐲𝐚𝐫 𝐲𝐚𝐫𝐞𝐞𝐬𝐨 𝐐𝐚𝐫𝐬𝐡𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐜𝐮𝐦𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐮𝐝 𝐬𝐚𝐧𝐝𝐚 𝐚𝐡.

Nagala soo Xariir wixii Fafahin ah :+252 61 0601080/ +252 614933333

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Ikhlas Umrah Service الاخلاص للعمرة posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category