31/08/2026
Dhammaan ummadda Muslimiinta ah waxaan idinka codsanayaa inaad u soo ducaysaan walaalkeen Maxamed Nuur Aadan oo aad u xanuunsan. Waxaan Alle uga baryaynaa inuu ka dulqaado xanuunka, caafimaad iyo caafimaad taam ahna uu ugu beddelo
Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Rabbiyow