Sirad Travel and Tourism

Sirad Travel and Tourism Travel and Tourism

Dhammaan macaamiisha daneynaysa visaha Masar (Egypt):Waxaan idiin haynaa adeeg hufan oo degdeg ah!Hadda waxaad si fudud ...
22/07/2025

Dhammaan macaamiisha daneynaysa visaha Masar (Egypt):

Waxaan idiin haynaa adeeg hufan oo degdeg ah!
Hadda waxaad si fudud u dalban kartaa visaha Masar adigoo nala soo xiriiraya mid ka mid ah lambarradan:

📞 770586144
📞 770783093
📞 770783094

Ama si toos ah noogu soo booqo:
🏢 Xafiiskayaga Muqdisho – Xayat Market, agagaarka Daru Tawxiid, Taleex, ka soo horjeedka

Sirad Travel & Tourism – adeeg hufan, kalsooni la hubo!

MACAAMIILVisaha Masar waxaan kuu soo saaraynaa muddo 14 beri gudahood ah, adigoo bixinaya kaliya $150.Ha ka harin fursad...
04/06/2025

MACAAMIIL
Visaha Masar waxaan kuu soo saaraynaa muddo 14 beri gudahood ah, adigoo bixinaya kaliya $150.
Ha ka harin fursaddan!

📞 Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir:
📱 770783094 – 770783093 – 770586144

Saadali oo ku guulayso abaalmarin ay kuugu talagashay Sirad travel And Tourism Ku Guulayso $15Shuruudaha saadalinta *Fol...
31/05/2025

Saadali oo ku guulayso abaalmarin ay kuugu talagashay Sirad travel And Tourism
Ku Guulayso $15
Shuruudaha saadalinta
*Follow/like saar pageka xulashada ciyaaraha iyo kulan tech
*Share garee postiga
*Ku mention garee ugu yaraan afar qof oo asxaabtada ah
*Saadalintu waxay ku eegtay markay ciyaartu bilaabmanto
*Lama ogola wax EDIT ah
Fg :Qof kan Sharuudahan Buuxin K**a Faaidaysan Doono Fursadan
Mahadsanidiin

visa caafimad india wa ku so saari karna
29/05/2025

visa caafimad india wa ku so saari karna

"Hadaad xiisanayso inad wax ka barato Malaysia, riyadaada halkan bay kaga rumoowi karta."770783094770783093+252 77050058...
18/05/2025

"Hadaad xiisanayso inad wax ka barato Malaysia, riyadaada halkan bay kaga rumoowi karta."
770783094
770783093
+252 770500587
What is up numbers

17/05/2025

🎓 Fursad Waxbarasho oo Gaar ah - Malaysia! 🇲🇾

Mid ka mid ah jaamacadaha caanka ah ee ku yaalla Malaysia waxaan kaga dhamayn karna 50% scholarship!

✅ Application process-ka waa bilaash (Free!)
✅ Fursad gaar ah oo ku anfacaysa haddii aad danaynayso waxbarasho tayo leh oo qiimaheedu hooseeyo.
✅ Waxaa ku sugan macallimiin Soomaali ah oo kaa caawinaya inaad si fudud u fahanto jawiga jaamacadda.

Haddii aad xiisaynayso, nagala soo xiriir:
📞 +252770586144
📞 252770783094
📞 252770783093

Ma tahay arday doonaya in uu wax ku barto dalka Malaysia?Shirkadda Sirad Travel and Tourism waxay kaa caawinaysaa dhamma...
29/04/2025

Ma tahay arday doonaya in uu wax ku barto dalka Malaysia?
Shirkadda Sirad Travel and Tourism waxay kaa caawinaysaa dhammaan howlaha la xiriira qorshahaaga waxbarasho – laga bilaabo helidda jaamacad kugu habboon ilaa diyaarinta dukumiintiyada sida Offer Letter iyo Admin Letter.

La xiriir Sirad Travel si aad u bilowdo safarkaaga waxbarasho ee Malaysia!
La Xiriir Sirad Travel and Tourism:
📞 +252 770783093 / +252 770500587
📧 [email protected]
📍 Muqdisho – Talex, ka soo horjeedka Hayat Market, Daaru Tawxiid, dabaqa kowaad
📱 WhatsApp: https://wa.me/252770783094

Juma Mubarack Dhamaan Macamiisha
25/04/2025

Juma Mubarack Dhamaan Macamiisha

Dhamman Macamiishenna Waxan Ogoysiinaynaa In An Aan Qiima Jabn Ugu So saarayno Visaha Dalka Masar Iyo MudanKoban Wixi Fa...
24/04/2025

Dhamman Macamiishenna Waxan Ogoysiinaynaa In An Aan Qiima Jabn Ugu So saarayno Visaha Dalka Masar Iyo MudanKoban Wixi Faafahin Ah Nagala So Xarir Lambaradan Mahadsanid
252770783093
770783094
+252 770500587

Sirad Travel and Tourism waxay idin soo saaraysa visa dalka Kenya invidaul iyo family labada.
16/04/2025

Sirad Travel and Tourism waxay idin soo saaraysa visa dalka Kenya invidaul iyo family labada.

Viisoyinka Waa Kuu So saari karna
03/04/2025

Viisoyinka Waa Kuu So saari karna

MALAYSIA EDUCATION
31/03/2025

MALAYSIA EDUCATION

Address

Waaberi
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sirad Travel and Tourism posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sirad Travel and Tourism:

Share

Category