Al Hijra Travel Somalia

Al Hijra Travel Somalia Travel and cargo

๐Ÿ•‹ OGEYSIIS MUHIIM AHDIIWAAN GELINTA XAJKA 1448H / 2027 WAA BILAABATAYALHIJRA TRAVEL waxay ku faraxsan tahay inay ku dhaw...
19/07/2026

๐Ÿ•‹ OGEYSIIS MUHIIM AH

DIIWAAN GELINTA XAJKA 1448H / 2027 WAA BILAABATAY

ALHIJRA TRAVEL waxay ku faraxsan tahay inay ku dhawaaqdo bilowga diiwaan gelinta Xajka 1448H / 2027.

Ha sugin waqtiga dambe โ€” hadda iska diiwaan geli si aad u hesho fursaddaada Xajka oo leh adeegyo dhammeystiran iyo daryeel gaar ah.

โœจ Adeegyadayada Xajka waxaa ka mid ah:
๐Ÿ•‹ Hoy iyo adeegyo tayo leh
โœˆ๏ธ Tikidhada diyaaradaha
๐ŸšŒ Gaadiid iyo isku socod
๐Ÿค Hagid iyo taageero joogto ah
๐Ÿ“‹ Maamul safar oo dhammeystiran

โœ… Adeeg lagu kalsoonaan karo
โœ… Khibrad iyo daryeel joogto ah
โœ… Safar si wanaagsan loo qorsheeyay

๐Ÿ“Œ Iska diiwaan geli maanta si aad u xaqiijiso booskaaga.

๐Ÿ“ž La xiriir:
+252 610 401070
+252 610 401170
+252 610 401075

๐Ÿ’ฌ WhatsApp:
https://wa.me/message/RKLYOLF6DZIAL1

๐Ÿ“ KM4, Sarta Farax Ugaas, Muqdisho, Soomaaliya

๐ŸŒ [www.alhijratravel.so](http://www.alhijratravel.so)
๐Ÿ“ง [[email protected]](mailto:[email protected])

ALHIJRA TRAVEL
๐Ÿ•‹ Safarkaaga Xajka waxaan ka dhigaynaa mid fudud.

UPDATE: KU HEL VISA EGYPT Qiimo jaban iyo adeeg hufan Hadii aad ubahantahy visaha dalka masar fadalan nogu kaali xafiisk...
31/03/2026

UPDATE: KU HEL VISA EGYPT Qiimo jaban iyo adeeg hufan Hadii aad ubahantahy visaha dalka masar fadalan nogu kaali xafiiskena ku yaala KM4 FARAH UGAAS CENTERAL MALL Ama nagala so xarir whatsappka:
61 0401070

Visa India si fudud u hel! ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ณShirkadda Al Hijra Travel waxay kuu fududeynaysaa helitaanka Visa-ha India Si degdeg ah.โœ… H...
15/03/2026

Visa India si fudud u hel! ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ณ

Shirkadda Al Hijra Travel waxay kuu fududeynaysaa helitaanka Visa-ha India Si degdeg ah.

โœ… Hel Visa-haaga
โฑ๏ธ Kaliya 2โ€“5 maalmood gudaheed
๐Ÿ“„ Hab fudud oo la isku halayn karo

Haddii aad rabto safar, caafimaad, waxbarasho โ€“ Al Hijra Travel ayaa kuu diyaarinaysa Visa-haaga si dhakhso leh.

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir:
610-401070
610-401075
610-401170

Macamiil Alhijra Travel Agency Waxa kugu Diyar Visa Umrah Only Hadaba hadii aad ubahntahay la xiriir xarunteenaAlhijra T...
23/02/2026

Macamiil Alhijra Travel Agency Waxa kugu Diyar Visa Umrah Only Hadaba hadii aad ubahntahay la xiriir xarunteena
Alhijra Travel for Hajj and Umrah services
Km4, Hodon District, Sarta Farax Ugaas,Mogadishu, Soomaaliya
+252 61 0401070
+252 61 0401075
+252 61 0401170

 Macamiil waxan kusosaareyna visaha dalka Uganda si degdegsimo ku dheehan hadaba hadii aad u baahantahy nala so xariir m...
16/02/2026


Macamiil waxan kusosaareyna visaha dalka Uganda si degdegsimo ku dheehan hadaba hadii aad u baahantahy nala so xariir mahadsanid

๐Ÿ•‹ UMRAH RAMADAAN โ€“ FURSAD AAN LA SEEGIN! ๐ŸŒ™Ma rabtaa Umrah Ramadaan oo si fudud, raaxo leh, walwal laโ€™aan ah?Alhijra Trav...
02/02/2026

๐Ÿ•‹ UMRAH RAMADAAN โ€“ FURSAD AAN LA SEEGIN! ๐ŸŒ™
Ma rabtaa Umrah Ramadaan oo si fudud, raaxo leh, walwal laโ€™aan ah?
Alhijra Travel Somalia ayaa kuu diyaarisay package dhammeystiran ๐Ÿ‘‡
โœˆ๏ธ Flights
๐Ÿจ Hotels u dhow Xaramka
๐ŸšŒ Transport raaxo leh
๐Ÿ›‚ Visa degdeg ah
โœจ Hal xirmo โ€“ Hal qiimo โ€“ Adeeg lagu kalsoonaan karo
โฐ Boosasku way kooban yihiin!
๐Ÿ“ž Nala soo xiriir maanta
Alhijra Travel Somalia โœˆ๏ธ
๐Ÿ•‹ Ramadaan ku cibaadayso meesha ugu barakaysan aduunka.

19/01/2026
๐Ÿ•‹ UMRAH RAMADAAN โ€“ FURSAD AAN LA SEEGIN! ๐ŸŒ™Ma rabtaa Umrah Ramadaan oo si fudud, raaxo leh, walwal laโ€™aan ah?Alhijra Trav...
11/01/2026

๐Ÿ•‹ UMRAH RAMADAAN โ€“ FURSAD AAN LA SEEGIN! ๐ŸŒ™

Ma rabtaa Umrah Ramadaan oo si fudud, raaxo leh, walwal laโ€™aan ah?
Alhijra Travel Somalia ayaa kuu diyaarisay package dhammeystiran ๐Ÿ‘‡

โœˆ๏ธ Flights
๐Ÿจ Hotels u dhow Xaramka
๐ŸšŒ Transport raaxo leh
๐Ÿ›‚ Visa degdeg ah

โœจ Hal xirmo โ€“ Hal qiimo โ€“ Adeeg lagu kalsoonaan karo

โฐ Boosasku way kooban yihiin!
๐Ÿ“ž Nala soo xiriir maanta
Alhijra Travel Somalia โœˆ๏ธ

๐Ÿ•‹ Ramadaan ku cibaadayso meesha ugu barakaysan aduunka.

Madoneysa inad so gudato acmasha cumrada bisha Ramadaan hadaba hadii aad tahay qof danenayo Waxa kugu diyaar visa, iyo t...
15/12/2025

Madoneysa inad so gudato acmasha cumrada bisha Ramadaan hadaba hadii aad tahay qof danenayo Waxa kugu diyaar visa, iyo ticket Xafiiska ALHIJRA TRAVEL AGENCY Naso booqo mahadsanis

  B2B Available
13/12/2025

B2B Available

Address

28J6+R6X
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 19:00
Tuesday 07:00 - 19:00
Wednesday 07:00 - 19:00
Thursday 07:00 - 19:00
Saturday 07:00 - 19:00
Sunday 07:00 - 19:00

Telephone

+252610401070

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Hijra Travel Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Al Hijra Travel Somalia:

Shortcuts

Share

Category