Al Istiqama Travel Umrah & Hajj LLC

Al Istiqama Travel Umrah & Hajj LLC Your Trip Guide is our Responsibility. Our Service Include: Ticketing Reservations, Visa and Cargo.

Hambalyo 1-da Luulyo!Maalintan qiimaha badan waxay astaan u tahay midnimo, xorriyad, iyo rajada mustaqbal ifaya. Ilaahay...
30/06/2026

Hambalyo 1-da Luulyo!
Maalintan qiimaha badan waxay astaan u tahay midnimo, xorriyad, iyo rajada mustaqbal ifaya. Ilaahay ha barakeeyo Soomaaliya, hana nagu gallado nabad, horumar, iyo wadajir. Guul Soomaaliya. ๐Ÿ’™

Waxaan hambalyada munaasabadda 26-ka Juun la wadaagaynaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka jooga...
25/06/2026

Waxaan hambalyada munaasabadda 26-ka Juun la wadaagaynaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan.

Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa Toddobaadka Xorriyadda iyo Midnimada, iyadoo laga joogo 66 sano maalintii taariikhiga ahayd ee 26 Juun 1960, markaas oo gobolladii Waqooyi ee Soomaaliya ay heleen xorriyaddooda. Sidoo kale, waxay ahayd maalintii ugu horreysay ee Calanka Soomaaliyeed si rasmi ah looga taago dhul Soomaaliyeed, taasoo astaan u noqotay gobannimo, midnimo iyo rajada mustaqbal ifaya ee ummadda Soomaaliyeed.

Si degdeg ah ku hel Visaha Dalka Kenya! โœˆ๏ธMa qorsheyneysaa safar Kenya ah? Waxaan kuu fududeyneynaa habka codsiga visaha...
16/06/2026

Si degdeg ah ku hel Visaha Dalka Kenya! โœˆ๏ธ

Ma qorsheyneysaa safar Kenya ah? Waxaan kuu fududeyneynaa habka codsiga visaha si aad safarkaaga u bilowdo si kalsooni leh.

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir maanta si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah.
WhatsApp: 61 0755478

THE WORLD IS CALLING YOUโœˆ๏ธ Book Your Local & International Tickets Today๐ŸŽซ Domestic Flights๐ŸŒŽ International Flightsโœ… Best ...
11/06/2026

THE WORLD IS CALLING YOU

โœˆ๏ธ Book Your Local & International Tickets Today

๐ŸŽซ Domestic Flights
๐ŸŒŽ International Flights
โœ… Best Prices
โœ… Fast Booking
โœ… Trusted Service

๐Ÿ“ Travel Anywhere, Anytime

๐Ÿ“ž Contact Us Now 61 0755478

AL-ISTIQAMA TRAVEL UMRAH & HAJJ LLC

Every Monday and WednesdayFlight Mogadishu To HargeysaDiscount ayaan idiin sameynay dhammaan adeegyada safarka.๐ŸŽซ ๐“๐ข๐œ๐ค๐ž๐ญ ...
01/06/2026

Every Monday and Wednesday
Flight Mogadishu To Hargeysa

Discount ayaan idiin sameynay dhammaan adeegyada safarka.

๐ŸŽซ ๐“๐ข๐œ๐ค๐ž๐ญ ๐๐จ๐จ๐ค๐ข๐ง๐ 
๐Ÿ›‚ ๐•๐ข๐ฌ๐š ๐’๐ž๐ซ๐ฏ๐ข๐œ๐ž๐ฌ
๐Ÿ“ฆ ๐‚๐š๐ซ๐ ๐จ ๐‹๐จ๐š๐๐ข๐ง๐ 

๐Ÿ“ Safarada Gudaha & Dibadda
๐Ÿ“ž Nala soo xiriir maanta oo ka faaโ€™iideyso qiimo dhimistan gaarka ah.
whatsApp:
๏ฟผโจ61 0755478โฉ

๐„๐ˆ๐ƒ ๐€๐ƒ๐‡๐€ ๐Œ๐”๐๐€๐‘๐€๐ŠWaa maalin weyn oo farxad iyo barako lehmaalin ay Muslimiintu ku weyneeyaan Alle, ku muujiyaan jacayl, i...
26/05/2026

๐„๐ˆ๐ƒ ๐€๐ƒ๐‡๐€ ๐Œ๐”๐๐€๐‘๐€๐Š

Waa maalin weyn oo farxad iyo barako leh
maalin ay Muslimiintu ku weyneeyaan Alle, ku muujiyaan jacayl, iscafis iyo isu naxariis. ๐Ÿคฒ๐Ÿป

๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ฐ๐š๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐ ๐ช๐š๐š๐ฅ๐ข ๐š๐ก โ€”
Ku farax geli qoyskaaga, qaraabadaada iyo dadka baahan. โœจ

๐€๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ก๐š ๐ง๐š๐ ๐š ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ๐จ ๐๐ฎ๐œ๐š๐๐š ๐ˆ๐ฒ๐จ ๐œ๐š๐ฆ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง

๐Ÿ’ซ ูƒูู„ูู‘ ุนูŽุงู…ู ูˆูŽุฃูŽู†ู’ุชูู…ู’ ุจูุฎูŽูŠู’ุฑ ๐Ÿ’ซ

๐Œ๐€๐€๐๐“๐€ ๐–๐€๐€ ๐‚๐€๐‘๐€๐…๐Ž Maalin weyn oo barakeysan โœจMaalin ducada la aqbalo, dambigana la dhaafo.๐‘๐š๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๏ทบ ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ซ๐ข:โ€œMa jiro...
26/05/2026

๐Œ๐€๐€๐๐“๐€ ๐–๐€๐€ ๐‚๐€๐‘๐€๐…๐Ž

Maalin weyn oo barakeysan โœจ
Maalin ducada la aqbalo, dambigana la dhaafo.

๐‘๐š๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๏ทบ ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ซ๐ข:
โ€œMa jiro maalin Ilaahay addoomo badan uga xoreeyo naarta sida Maalinta Carafo.โ€
โ€œDucada ugu kheyrka badan waa ducada Maalinta Carafo.โ€ ๐Ÿคฒ๐Ÿป

Ha moogaan:
โ€ข Soonka ๐Ÿคฒ๐Ÿป
โ€ข Ducada ๐Ÿ“ฟ
โ€ข Dikriga โœจ

๐€๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ก๐š ๐ข๐ง๐š๐ ๐š ๐ค๐š ๐๐ก๐ข๐ ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฐ๐š ๐ฅ๐š ๐œ๐š๐Ÿ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ.

๐๐ˆ๐ˆ๐Œ๐Ž ๐ƒ๐‡๐ˆ๐Œ๐ˆ๐’ ๐Ÿ‘๐ŸŽ% ๐€๐‡ ๐„๐ˆ๐ƒ๐ƒ๐€ ๐€๐–๐†๐„๐„๐ƒ! ๐ŸŽ‰โœˆ๏ธ 30% Discount ayaan idiin sameynay dhammaan adeegyada safarka.๐ŸŽซ ๐“๐ข๐œ๐ค๐ž๐ญ ๐๐จ๐จ๐ค๐ข๐ง๐ ๐Ÿ›‚ ๐•๐ข๐ฌ...
25/05/2026

๐๐ˆ๐ˆ๐Œ๐Ž ๐ƒ๐‡๐ˆ๐Œ๐ˆ๐’ ๐Ÿ‘๐ŸŽ% ๐€๐‡ ๐„๐ˆ๐ƒ๐ƒ๐€ ๐€๐–๐†๐„๐„๐ƒ! ๐ŸŽ‰

โœˆ๏ธ 30% Discount ayaan idiin sameynay dhammaan adeegyada safarka.

๐ŸŽซ ๐“๐ข๐œ๐ค๐ž๐ญ ๐๐จ๐จ๐ค๐ข๐ง๐ 
๐Ÿ›‚ ๐•๐ข๐ฌ๐š ๐’๐ž๐ซ๐ฏ๐ข๐œ๐ž๐ฌ
๐Ÿ“ฆ ๐‚๐š๐ซ๐ ๐จ ๐‹๐จ๐š๐๐ข๐ง๐ 

๐Ÿ“ Safarada Gudaha & Dibadda
๐Ÿ“ž Nala soo xiriir maanta oo ka faaโ€™iideyso qiimo dhimistan gaarka ah.
whatsApp:
61 0755478

Halkee Jeclaan Leheed Inaa U Safarto? โœˆ๏ธRiyada safarka ha dib u dhigin โ€” annaga ayaa kaa caawinayna visa, ticket iyo qor...
13/05/2026

Halkee Jeclaan Leheed Inaa U Safarto? โœˆ๏ธ
Riyada safarka ha dib u dhigin โ€” annaga ayaa kaa caawinayna visa, ticket iyo qorshe safar oo dhamaystiran.

Adduunka waa kuu furan ๐ŸŒŽ

๐Ÿ“ž Calls & WhatsApp: +252610755478
๐Ÿ“ฒ Follow:

๐’๐š๐Ÿ๐š๐ซ๐ค๐š๐š๐ ๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ค๐š ๐๐ข๐ฅ๐š๐ฐ ๐Œ๐š๐ง๐ญ๐š!Annaga Ayaa Ka Cawineyno Visaha iyo Ticket ka๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐€๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐ช๐š๐ฆ๐š!๐ŸŽŸ๏ธ Jaridda tikidhadaโœˆ๏ธ...
04/05/2026

๐’๐š๐Ÿ๐š๐ซ๐ค๐š๐š๐ ๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ค๐š ๐๐ข๐ฅ๐š๐ฐ ๐Œ๐š๐ง๐ญ๐š!
Annaga Ayaa Ka Cawineyno
Visaha iyo Ticket ka
๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐€๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐ช๐š๐ฆ๐š!
๐ŸŽŸ๏ธ Jaridda tikidhada
โœˆ๏ธ Soo saaridda Fiisooyinka
Nagala soo xiriir whatsapp:
61 0755478

Address

KM4 Giyajo Building Floor#1 Room# 107
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 20:00

Telephone

+252617676989

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Istiqama Travel Umrah & Hajj LLC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Al Istiqama Travel Umrah & Hajj LLC:

Shortcuts

Share

Category