Deeqsan Global Services

Deeqsan Global Services Deeqsan Global Service waa shirkad ka shaqeysa adeegyada dal Ku galka (VISAHA) iyo jarista Tikedyada

20/09/2025

Waxaa dib ufurmay visaha waxbarashada dalka Belarus 🇧🇾 waxay kuu fududeeneysaa sidaa ku heli laheed visaha dal ku galkalka Belarus 🇧🇾 si fudud
Tell; 61 4838899
📞0611350435
kooban
hufan

📢 WARGELIN MUHIIM AHWaxaa lagu wargelinayaa dhamaan macaamiisheena in ay socoto diiwaangelinta iyo soo saarista Visaha C...
20/09/2025

📢 WARGELIN MUHIIM AH
Waxaa lagu wargelinayaa dhamaan macaamiisheena in ay socoto diiwaangelinta iyo soo saarista Visaha Cumrada.
✈️ Ku biir safarkeenna barakeysan ee Cumrada oo baxaya horaanta bisha 10-aad, kuna hel adeeg tayo sare leh iyo qiimo jaban.
📞 Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
0611350435
Whatsapp us: 61 4838899
️🪩 Goobta: Shaqaalaha-Kasoo Horjeedka immigrationka

MACMIIL SHIRKADA DEQSAN GLOBAL SERVICE  WAXAY KUGU BISHAREYNEYSAA INAY VISAHA DALKUGALADA WADAMADA KENAY 🇰🇪 UGANDA 🇺🇬 IY...
20/09/2025

MACMIIL SHIRKADA DEQSAN GLOBAL SERVICE WAXAY KUGU BISHAREYNEYSAA INAY VISAHA DALKUGALADA WADAMADA KENAY 🇰🇪 UGANDA 🇺🇬 IYO MASAR 🇪🇬 AYKUGU SO SAREYSO MUDO KOOBAN IYO QIIMO JABAN
Adeeg hufan iyo Degdeg-siimo.


Nagala soo xariir: 61 4838899
📞+252611350435

📚✈️ Fursad Dahabi ah oo Waxbarasho – Belarus!DEEQSAN GLOBAL SERVICESwaxey idiin hayaan Visa-ha Waxbarasho ee Dalka Belar...
07/07/2025

📚✈️ Fursad Dahabi ah oo Waxbarasho – Belarus!

DEEQSAN GLOBAL SERVICES
waxey idiin hayaan Visa-ha Waxbarasho ee Dalka Belarus si fudud oo degdeg ah.

👨‍🎓 Ma rabtaa inaad wax ka barato mid ka mid ah dalalka Yurub?
🎓 Waqtigu waa xadidan, ka faa’iideyso fursaddan cajiibka ah!
📄 Document-kii ugu dambeeyay ee oggolaanshaha waxbarashada ayaa diyaar ah!

✅ Dhammaan adeegyada waxaa lagaa helayaa: 📍 Shaqaalaha, Wabari, Mogadishu, Somalia
📞 Tell: 614838899 / 614447763 / 611350435

🚀 Ku bilow safarkaaga waxbarasho maanta!
DEEQSAN GLOBAL SERVICES – Waxaan kuu sahleynaa riyadaada mustabalkaga.

06/07/2025

🎓 Soo dhawoow macmiil!
Fursad dahabi ah oo waxbarasho ah ayaa kuu furan 🇷🇺

Hel VISA waxbarasho oo deg-deg ah Russia –
✅ Qiimo jaban
✅ Nidaam fudud
✅ Taageero buuxda

Ha ka harin! 🕒
La xiriir DEEQSAN GLOBAL SERVICES maanta!
📍 Shaqalaha Wabari, Mogadishu
📞 614838899 / 614447763 / 611350435

Shirkada deeqsan global services waxaad ka heleysaa adeeg dhameystiran iyo talooyin safar oo waxtar leh fadlan soo booqo...
11/06/2025

Shirkada deeqsan global services waxaad ka heleysaa adeeg dhameystiran iyo talooyin safar oo waxtar leh fadlan soo booqo xarunta Mogadishu shaqaalaha kasoo horjeedka immigration
Ama wac numberda hoose mahadsanid

Bisharo bisharo shirkada   Wexee idin kugu baishareneysaa in aan idin heyno Visa wax barasho Dalka Italy 🇮🇹 waxana kugu ...
29/01/2025

Bisharo bisharo shirkada
Wexee idin kugu baishareneysaa in aan idin heyno Visa wax barasho Dalka Italy 🇮🇹 waxana kugu so sari donaa mudo koban ma jeclan lahed in aad wax ku so barato dalka banankisa Shirkadane wexe ku hesa sida ugu fudud ee aad ku heli karto ku so dhawada shirkada
0611350435/0614838899

Bisharo bisharo shirkada    wexe idin kugu bishareyneysaa in ey idin heso Visa dalxiis ee dalka Turkey 🇹🇷 waxana kugu so...
26/01/2025

Bisharo bisharo shirkada wexe idin kugu bishareyneysaa in ey idin heso Visa dalxiis ee dalka Turkey 🇹🇷 waxana kugu so sari donaa mudo koban hadii aad danenso in aad u ado dalxiis shirkada wexee ku fududen dontaa in Aad ku hesho waqti dhow mar walbo waxaan u taganahay qancinta macamishena. 0611350435/0614838899

20/01/2025

Bisharo bisharo Shirkada
Wexee idin kugu bisharenena in ey Shirkada ey idin heso Visa Dalka Turkey 🇹🇷 wexena idin kugu so sari donaa mudo koban mar walbo waxaan u taganahay qancinta macamishena. .0611350435/0614838899

Shirkada   Wexe idin heysaa wadamada Africa oo kala duwan waxana kugu so sari donaa mudo koban visa io ticket Shirkada m...
18/01/2025

Shirkada
Wexe idin heysaa wadamada Africa oo kala duwan waxana kugu so sari donaa mudo koban visa io ticket Shirkada mar walbo wexee u tagan tahay qancinta macamisheda.
0611350435/0614838899

Address

Mogadishu

Telephone

+252614838899

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Deeqsan Global Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category