Afrisom Travel Agency

Afrisom Travel Agency Mudane/Murwo. Kuso dhowow Xafiiska Ticketyada Diyaaradaha, Ee Afrisom Travel Agency And Logistics.

๐ŸŒ™โœจ Ramadan Kareem from AFRISOM Travel Agency โœจ๐ŸŒ™On this blessed month of 1447H, we pray that Allah fills your life with p...
17/02/2026

๐ŸŒ™โœจ Ramadan Kareem from AFRISOM Travel Agency โœจ๐ŸŒ™

On this blessed month of 1447H, we pray that Allah fills your life with peace, barakah, and success. May your fasts be accepted, your duas answered, and your hearts filled with ู†ูˆุฑ and happiness.

From Garowe, Puntland โ€“ Somalia, we wish all our clients, partners, and the entire Ummah a joyful and prosperous Ramadan. ๐Ÿค













Ku gulayso 10$.si aad ugu gulaysto sadaali kulanka u dhexeeya Liverpool vs man city Cawa.shuruudaha1. Follow page2. Like...
08/02/2026

Ku gulayso 10$.

si aad ugu gulaysto sadaali kulanka u dhexeeya Liverpool vs man city Cawa.

shuruudaha
1. Follow page
2. Like post
3. Comment sadaalin ah.

Mahadsinidiin.

โœˆ๏ธ Afrisom Travel AgencySafarkaaga waxaan ka dhigayna mid fudud oo la hubo.๐ŸŽซ Tickets dhammaan diyaaradada๐Ÿ›‚ Visa-yaasha &...
07/02/2026

โœˆ๏ธ Afrisom Travel Agency
Safarkaaga waxaan ka dhigayna mid fudud oo la hubo.

๐ŸŽซ Tickets dhammaan diyaaradada
๐Ÿ›‚ Visa-yaasha & adeegyada safarka
๐Ÿ•‹ Hajj & Umrah
๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ณ Visa-ha India

๐Ÿ“ Garowe, Puntland โ€“ Somalia
๐Ÿ“ž +252 907 834 083 | +252 907 641 333

๐Ÿ‘‰ Book Now oo nala safar si kalsooni leh












๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฌ Uganda Visa for Somali Passport HoldersTravel with confidence! We process Uganda visas quickly and professionally.๐Ÿ“„ R...
27/01/2026

๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฌ Uganda Visa for Somali Passport Holders
Travel with confidence! We process Uganda visas quickly and professionally.
๐Ÿ“„ Requirements: Passport copy & photo scan
๐Ÿ“ฒ Contact Afrisom Travel Agency today.










โœˆ๏ธ

โœˆ๏ธ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ฌ Qorsheyso safarkaaga Masar si fudud oo degdeg ah!Afrisom Travel Agency waxay ku siineysaa Egypt Visa Services oo la...
20/01/2026

โœˆ๏ธ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ฌ Qorsheyso safarkaaga Masar si fudud oo degdeg ah!
Afrisom Travel Agency waxay ku siineysaa Egypt Visa Services oo la isku halayn karo,
๐Ÿ‘‰ OK to Board waxaa lagu helayaa 24 saac gudahood
โœ”๏ธ Habayn degdeg ah
โœ”๏ธ Adeeg lagu kalsoonaan karo
โœ”๏ธ Taageero xirfadaysan bilow ilaa dhammaad

๐Ÿ“ฒ Nala soo xiriir WhatsApp si aad uga faaโ€™iidaysato qiimo-dhimis xaddidan



โšฝ๐Ÿ”ฅ Saadaali oo Kugulayso $10!Arsenal ๐Ÿ†š LiverpoolYaad u saadaalineysaa inuu guulaysanayo ama gool dhaliyo?๐Ÿ‘‰ Shuruudaha ka...
08/01/2026

โšฝ๐Ÿ”ฅ Saadaali oo Kugulayso $10!
Arsenal ๐Ÿ†š Liverpool
Yaad u saadaalineysaa inuu guulaysanayo ama gool dhaliyo?

๐Ÿ‘‰ Shuruudaha ka qaybgalka:
โœ… Goolasha ay iska dhalinayaan
โœ… Comment kusoo qor saadaashaada
โœ… Follow & Like saar post-ga

โฐ Saadaasha ciyaarta waxay ku eg tahay 23:00
Nasiib wacan! ๐Ÿ€

โธป



๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ฌ Egypt Visa โ€“ Fursad kuu dhow!Ma ogtahay macmiil in dad badan oo caafimaad u aado Masar ay visa-da ku helaan waqti yar...
08/01/2026

๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ฌ Egypt Visa โ€“ Fursad kuu dhow!
Ma ogtahay macmiil in dad badan oo caafimaad u aado Masar ay visa-da ku helaan waqti yar?
Afrisom Travel Agency waxay kuu fududeynaysaa dhammaan habka codsiga ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ฌโœˆ๏ธ

โœ”๏ธ La-talin sax ah
โœ”๏ธ Hab-raac degdeg ah
โœ”๏ธ Kalsooni & xirfad

๐Ÿ“ Garowe โ€“ Main Road (Opp. Golden Hours)
๐Ÿ“ž Nala soo xiriir maanta!










โœˆ๏ธ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ณ INDIA MEDICAL VISA โ€“ DEGDEGSIMO & AMAAN.Ma u baahan tahay India Medical Visa?Afrisom Travel Agency waxay kuu fudude...
07/01/2026

โœˆ๏ธ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ณ INDIA MEDICAL VISA โ€“ DEGDEGSIMO & AMAAN.

Ma u baahan tahay India Medical Visa?
Afrisom Travel Agency waxay kuu fududeyneysaa visaha adoo gurigaga jooga โœ…

๐Ÿ“„ Waxa loo baahan yahay:
โœ”๏ธ Passport
โœ”๏ธ Labo sawir
โœ”๏ธ Mudada: 2 Asbuuc

๐Ÿ“ Goobta: Garowe โ€“ Main Road (Opps Golden Hours)
๐Ÿ“ž Nala soo xiriir: 0907641333 | 0907834083
๐Ÿ“ง [email protected]

โœจ Your trusted partner for global travel and visa solutions.











Guulaystihii saadasha Game kii xalay Mancitu vs Chelsea Maxamed Nuur Hambalyo Mudane.
05/01/2026

Guulaystihii saadasha Game kii xalay Mancitu vs Chelsea Maxamed Nuur Hambalyo Mudane.








ku gulayso 10$,  sadaali ciyaarta u dhaxaysa man city vs chelsea. shuruudaha:1. follow page 2. like garay3. share garay ...
04/01/2026

ku gulayso 10$, sadaali ciyaarta u dhaxaysa man city vs chelsea.

shuruudaha:
1. follow page
2. like garay
3. share garay postiga
4. coment sadaalin aan edit lahayn.

mahadsanidiin.

โœˆ๏ธ KA FAAIDAYSO FURSADAN QALIGA AH! โœˆ๏ธWaxaan bixineynaa Discount 20% ah dhammaan adeegyada Visa โœจ๐Ÿ“Œ UAE | Egypt | Tanzani...
28/12/2025

โœˆ๏ธ KA FAAIDAYSO FURSADAN QALIGA AH! โœˆ๏ธ
Waxaan bixineynaa Discount 20% ah dhammaan adeegyada Visa โœจ
๐Ÿ“Œ UAE | Egypt | Tanzania | Malaysia
๐Ÿ“Œ India Medical | Uganda | Kenya | Ethiopia

๐Ÿ‘‰ Fursaddan waqti xadidan ah ka faaโ€™iideyso
๐Ÿค Afrisom Travel Agency โ€“ Your trusted partner for global travel & visa solutions

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir maanta
๐Ÿ“ Garowe โ€“ Main Road (Opposite Golden Hours)

โธป














โœˆ๏ธ U safar si fudud oo kalsooni leh!Afrisom Travel Agency waxay kuu diyaarisay:โœ… Duulimaadyo qiimo jabanโœ… Goob kasta oo ...
25/12/2025

โœˆ๏ธ U safar si fudud oo kalsooni leh!
Afrisom Travel Agency waxay kuu diyaarisay:
โœ… Duulimaadyo qiimo jaban
โœ… Goob kasta oo aad rabto
โœ… Waqti kasta oo aad qorsheysato
โœ… Adeeg deg-deg ah & booking fudud

๐Ÿ“ Garowe Main Road โ€” Opp Golden Hours
๐Ÿ“ž 0907-641333 | 0907-834083
๐Ÿ“ž 0906-002105 | 0907-009914

๐ŸŒ Book your flights, any destination, any time.
La xiriir Afrisom maanta oo bilow safarkaaga!

โธป

โœˆ๏ธ๐ŸŒ

Address

Garowe

Opening Hours

Monday 07:00 - 19:00
Tuesday 07:00 - 19:00
Wednesday 07:00 - 19:00
Thursday 07:00 - 19:00
Saturday 07:00 - 19:00
Sunday 07:00 - 19:00

Telephone

+252907641333

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Afrisom Travel Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Afrisom Travel Agency:

Share

Category

Our Story

Mudane/Murwo. Kuso dhowow Xafiiska Ticketyada Diyaaradaha, Ee Afrisom Travel Agency And Logistics, Waxaad Ka Helaya Ticketyada,Visayasha Iyo Xajka/Cumrada.