Idow Travel Agency

Idow Travel Agency IDOW TRAVEL AND TOURISM AGENCY waa fududeeyaha safarkaaga iyo dalxiiskaaga.

ka dalbo VISA &TICKET qiimo jaban

OUR SERVICES:๐Ÿˆ‚๏ธ
โœ… ALL TICKETS
โœ…VISA SERVICES
โœ…HAJJ & CUMRAH
โœ…HOTEL BOOKING
โœ…LOGISTICS

Waxaan shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan Muslimiinta caalamka la wadaagaynaa farxadda Ciida Soonfur. Eebbe Weyne ha ina...
19/03/2026

Waxaan shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan Muslimiinta caalamka la wadaagaynaa farxadda Ciida Soonfur. Eebbe Weyne ha inaga wada aqbalo acmaashii wanaagsanayd.

03/10/2025

Dhamaan macamisha IDOW TRAVEL AGENCY
waxaa ku wargalinayna in link ๐Ÿ”— whatsapp join dheh nagu soo biir

๐ŸŽฏ Fursad Dahabiya๐Ÿ•‹ Diiwaangalinta Cumrada Bilaha Fasaxa (Dec & Jan) waa socotaa!โœˆ๏ธ Ku raaxayso adeeg hufan iyo safar raa...
31/08/2025

๐ŸŽฏ Fursad Dahabiya
๐Ÿ•‹ Diiwaangalinta Cumrada Bilaha Fasaxa (Dec & Jan) waa socotaa!
โœˆ๏ธ Ku raaxayso adeeg hufan iyo safar raaxo leh.
โ˜Ž๏ธ Nagala soo xidhiidh: [0614443205/0614392934

๐‘ฌ๐’™๐’„๐’Š๐’•๐’Š๐’๐’ˆ ๐‘ต๐’†๐’˜๐’”!Shirkada    waxa ay sifudud oo qiima jaban idinkugu soo saaraysaa Visaha Dalka     10 maalin lagugu gayna....
21/08/2025

๐‘ฌ๐’™๐’„๐’Š๐’•๐’Š๐’๐’ˆ ๐‘ต๐’†๐’˜๐’”!Shirkada waxa ay sifudud oo qiima jaban idinkugu soo saaraysaa Visaha Dalka 10 maalin lagugu gayna. โ™ฆ๏ธ ๐——๐—”๐—Ÿ๐—ซ๐—œ๐—œ๐—ฆ,๐Ÿš… ๐˜ผ๐™™๐™š๐™š๐™œ ๐™ƒ๐™ช๐™›๐™–๐™ฃ & ๐™ƒ๐™–๐™ฌ๐™ก ๐™™๐™š๐™œ๐™™๐™š๐™œ๐™จ๐™ž๐™ข๐™– ๐™ก๐™š๐™. ๐Ÿ“ž๐‘พ๐’‰๐’‚๐’•๐’”๐’‚๐’‘๐’‘ & ๐‘ช๐’‚๐’๐’.๐Ÿ“๐Ÿ“ž 0614443205| 0614392934๐Ÿ“ฒ whatsapp 0615099545๐ŸŒ TALEX MAQAYADA BAAR FATXI๐— ๐—ผ๐—ด๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐˜€๐—ต๐˜‚, ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—นai

Xallimo Challenge-gaan waa lagu jabaa! Anagana visa iyo ticket caafimad dibada ah Naga diyaar ah  fans
30/07/2025

Xallimo Challenge-gaan waa lagu jabaa!
Anagana visa iyo ticket caafimad dibada ah
Naga diyaar ah


fans

HAMBALYO 26-JUUN โ€“ MAALINTA XORRIYADDA GOBOLLADA WAQOOYIWaxaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu hambaly...
25/06/2025

HAMBALYO 26-JUUN โ€“ MAALINTA XORRIYADDA GOBOLLADA WAQOOYI

Waxaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda qiimaha badan ee 26-ka Juun, oo ah maalin xasuus leh oo ka turjumeysa halgankii dheer ee ay shacabka Soomaaliyeed u galeen sidii ay u heli lahaayeen xorriyad iyo midnimo qaran.

Maanta waxaa laga joogaa 65 sano markii gobollada Waqooyi ee Soomaaliya ay xorriyadda ka qaateen gumeystihii Ingiriiska, waana markii ugu horreysay oo calanka buluugga ah ee Soomaaliyeed si sharaf leh loogu taago dhul Soomaaliyeed oo xor ah.

Sidaas darteed, caawa waa habeen qurux badan oo leh qiimo gaar ah โ€” habeen farxad, xasuus, iyo garasho qaran. Waxaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed leeyahay: Hambalyo!

Soomaaliyey toosoo! Isku tiirsanaada, is taageera, gaar ahaan kiina taagta daran. Midnimadu waa xooggeenna, dowladnimada Soomaaliyeedna waa hanti qaran oo u baahan in si wadajir ah loo ilaaliyo.

Ha waarto dowladnimada Soomaaliyeed!
Ha noolaato Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya!
Guul iyo gobonimo!
Calanka ha sarreeyo!

Waa habeen taariikhi ah โ€” ha moogaanin qiimaha uu xambaarsan yahay.

Waxaan guud ahaan shacabkeenna, gaar ahaan dhallinyarada la wadaagaynaa hambalyada 82 guuadii ka soo wareegtay Xuska Maa...
15/05/2025

Waxaan guud ahaan shacabkeenna, gaar ahaan dhallinyarada la wadaagaynaa hambalyada 82 guuadii ka soo wareegtay Xuska Maalinka Dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15โ€™ka May.

Ahmiyadda maalinkan awgeed, waxaan si wadajir ah ugu dabbaaldagaynaa halgankii gobbonnimo doonka ahaa ee ay hormuudka ka ahaayeen dhallinyaradii SYL kaasi oo ugu dambayn shacabkeenna gaarsiiyay inay ku naalloodaan xornimo buuxda.

Hambalyo 15-ka May Maalinka Dhallinyarada Soomaaliyeed.

11/04/2025

๐‘ฌ๐’™๐’„๐’Š๐’•๐’Š๐’๐’ˆ ๐‘ต๐’†๐’˜๐’”!Shirkada waxa ay sifudud oo qiima jaban idinkugu soo saaraysaa Visaha Dalka 10 maalin lagugu gaynaโ™ฆ๏ธ ๐——๐—”๐—Ÿ๐—ซ๐—œ๐—œ๐—ฆ,๐Ÿš… ๐˜ผ๐™™๐™š๐™š๐™œ ๐™ƒ๐™ช๐™›๐™–๐™ฃ & ๐™ƒ๐™–๐™ฌ๐™ก ๐™™๐™š๐™œ๐™™๐™š๐™œ๐™จ๐™ž๐™ข๐™– ๐™ก๐™š๐™. ๐Ÿ“ž๐‘พ๐’‰๐’‚๐’•๐’”๐’‚๐’‘๐’‘ & ๐‘ช๐’‚๐’๐’.๐Ÿ“๐Ÿ“ž 0614443205| 0614392934๐Ÿ“ฒ whatsapp 0615099545๐ŸŒ TALEX MAQAYADA BAAR FATXI๐— ๐—ผ๐—ด๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐˜€๐—ต๐˜‚, ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—นai

Address

Taleex, Dhabarka Dambe Ee Muscab Restaurant
Mogadishu

Telephone

+252614392934

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Idow Travel Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Idow Travel Agency:

Shortcuts

Share

Category