02/04/2024
๐๐๐ ๐ฎ๐ฅ๐๐ฌ๐จ๐จ ๐๐๐ฅ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ ๐๐๐ ๐ฆ๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐๐๐๐ฅ๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ข๐ข๐๐๐๐
Hadda is diiwaan-gali oo Waqti Fiican kusoo qaado Deegaan dalxiiseedka Degmada Balcad iyo beeraheeda.
Mogadishu Tours waxa ay kuu diyaarisay dhamaan adeegyadii aad u baahneyd.