Xikma Adan Muhummed

Xikma Adan Muhummed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xikma Adan Muhummed, Travel Company, London.

03/04/2025

Haduu maqaarkaagii daciifay, jeex jeex iyo xididna ku dhibay xalkeedi anigaa kuu hayo numberkaas igalasoo xiriir .+252615974152

Ciid Mubarak dhammaan umadda Soomaliyeed meelkasta oo aad dunida kaga nooshihin.Wadankee ku ciideysa asxaabta comment.
30/03/2025

Ciid Mubarak dhammaan umadda Soomaliyeed meelkasta oo aad dunida kaga nooshihin.
Wadankee ku ciideysa asxaabta comment.

27/03/2025

Beer Adable ah ee ku taal Gobalka GEDO gar ahaan deeganka kaayaneey. Dhulkeena waa barwaaqo🥰.

14/03/2025

5Sano ka hor ayaa iigu danbeesay jirkeyga oo aan marsho waxyaabaha la isku la isku caddeeyo. Maxa ku la talin laheed Gabdhaha ila hadda jirkooda jecel in ey badalaan?

12/03/2025

NOLOSHA BAADIYAHA EE CEEL CADE GEDO. FG video waxaa duubay Ramadan ka hor .

11/03/2025

AAWDHEEGLE SIDA LOOGA NOOLYAHAY IYO BEERAHA QURAXDA BADAN.

20/12/2024

Routineka maalinta Jimcaha iyo aniga oo baadiye idinkaka soo Salaamayo.

18/12/2024

MAGAALADA CEELGADUUD OO AAN HABEEN SEEXDAY.

25/11/2024

Part1: Hambalyo isoo dhaha 5 sano ayaa laga jooga markii aan iska daayay waxyaabaha sunta ah ee la isku cadeeyo.

01/11/2024

AROOOS BAADIYE JIMCO WANAAGSAN.

18/10/2024

Caluula Somalia mid ka mid ah magaalooyinka ugu cimriga dheer Somalia ahna magaalo aad uqurux badan.

11/10/2024

CALMADOOW SANAAG Jimco wanagsan

Address

London
EC3N2LB

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xikma Adan Muhummed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category